1461 Views

Dowladda Kenya oo ka hadashay Qaraxyadii iyo Weerarkii Muqdisho

Dowladda Kenya oo ka hadashay Qaraxyadii iyo Weerarkii Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL March 01, 2019–Xilli uu jiro Khilaaf xooggan oo ka dhex taagan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Dowlada Kenya  Dowlada Soomaaliya uga tacsiyeysey weerarkii Alshabaab ka gaysteen Muqdisho.

War saxaafadeedka waxaa lagu yiri ” Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska Soomaaliyeed ee weerarka argagixisada ay kaga geeriyoodeen kuwii ay jeclaayeen , dagaalkoodu a waa mid caalami ah oo u baahan iskaashi buuxa”

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment