1191 Views

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Galmudug

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Galmudug
____________________________________________________________________________

Garoowe | QOL | May 05, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Garoowe xalay kula kulmay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo ku sugan halkaasi iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada Galmudug.

 

Kulanka u dhexeeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Xaaf  ayaa waxaa uu Gogol-xaar u ahaa habkii xalwaara loogu heli lahaa arrimaha Galmudug iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in uu ka furmo shir wadatashi ah oo ay yeelanayaan Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka.

 

Xasan Cali Kheye ayaa shalay Garoowe kulan kula qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Madaxweynaha Hirsheeelle Maxamed Cabdi Waar

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Garoowe 

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment