990 Views

Goodax Barre oo Dilka Ikraam Tahliil dusha u saaray Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA

Goodax Barre oo  Dilka Ikraam Tahliil dusha u saaray  Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA
____________________________________________________________________________

Jimco: September 3, 2021

 meel la isaga tuuro, illaa caddaalad ay hesho marxuumad Ikraan.

“Waxaan hubaa oo aan shaki iiga jirin in aan kula xisaabtami doonno kiiskan oo uusan noqon mid si dhaqsi ah meel la isaga tuuro, illaa aan soo helno caddaaladda Ikraan” ayuu hadalkiisa kusoo koobay Cabdullaahi Goodax Barre.

Hadalkii kasoo yeeray Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA ayaa noqday mid hadal hayn badan dhaliyay, waxaana qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda ay sheegeen in Al-shabaab aysan dilin Marxuumad Ikraan Tahliin Balse ay ku maqan tahay gacanta dowladda, iyadoo shaki galiyay warkii shalay la baahiyay ee ku aaddanaa in ay u gacan gashay Al-shabaab.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post