1506 Views

Ra’iisal wasaaraha Kanaada oo dibadbaxayaal careysani la eegteen dhagax tuur

Ra’iisal wasaaraha Kanaada   oo dibadbaxayaal careysani la eegteen dhagax tuur
____________________________________________________________________________



Talaado: September 7, 2021

Ra’iisal wasaaraha Kanaada Justin Trudeau ayay dibadbaxayaal careysani la eegteen dhagax tuur xilli u ku guda jiray olole doorasho.

Isagoo markaa ka so baxay warshad kuna sii jeeday baskii uu watay ayaa dhagxaan lagu tuuray. balse waxaa la sheegay inuusan ku dhaawacmin dhacdadaasi.

Mr Trudeau ayaa doorasho wakhtigeeda laga soo hormariyay ku baaqay in la qabto bishan isagoo rajeynaya inuu aqlabiyad u hela xisbigiisa bidix dhexe oo uu dowlad cusub u soo dhiso.

Balse ololihiisa waxaa hareeyay dibadbaxyo ka dhan talaalka Covid 19 iyo tallaabooyinka ay dowladdiisa soo rogtay ee la xiriira tallaalka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post