1107 Views

Dowladdo Maamulka Hir-Shabeelle taageero u balan qaaday

Dowladdo Maamulka Hir-Shabeelle taageero u balan qaaday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October-17–2019 —Wasiir Kuxigeenka Wasaraadda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hir-Shabelle Xildhibaan Maxamed Bashir Qasim Daqare oo kusugan Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa waxaa uu  kulan la qaatay Ganacsato isugu Jirta Talyaani Soomaali Iyo Holand.

 

Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen arrimaha ganacsiga, beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga gaar ahaan arrimaha wax soo saarka beeraha.

 

Ganacsaatda ka socotay dalalka Talyaaniga iyo Holand ayaa Wasiirka waxaa ay u balan qaadeen inay taageero Maamulka Hir-Shabeelle ka siin doonaan horumarinta dhinaca Beeraha.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment