666 Views

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika oo farriin u diray ciidamada Soomaaliya

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika oo farriin u diray ciidamada Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Talaado: December 28, 2021

Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay taageerayaan baaqyada beesha caalamka ee ku saabsan in la joojiyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya.

Wuxuu ugu baaqay ciidamada Soomaaliya inay diiradda saaraan halis amni ee uga imaaneyso kooxaha argagixisada si loo badbaadiyo shacabka, sida laga soo xigtay boggaga Twitter-ka ee AFRICOM.

Warsaxaafadeed uu xalay soo saaray Mareykanka ayaa waxaa uu dhamaan dhinacyada ugu baaqay inay ka waantoobaan ficillada iyo hadallada kicinta ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post