573 Views

Maamulka magaalada jowhar oo digniin udiray shabka

Maamulka magaalada jowhar oo digniin udiray shabka
____________________________________________________________________________


Talaado: November 2, 2021

shacabka magaalada jowhar ayaa ololo nafadaafadeed kasameeyay qaar ka mid ah xaafadaha  magaalada jowhar xaafada kulmis gaar ahaan haanta weyn shirkada farjano Ayaa aheyd meelaha qashinka Ugubadan laga soo saaray

Duqa dagmada jowhar & iyo masuuliyiin kasocda maamulka  gobolka shabeellaha dhexe oo qeyb ka ahaa ololahaan nadaafadeed ayaa si wada jir ah warbaahinta ulahadlay iga oo digniin ujeediyay dadka qashinka ku qubo wadooyinka magaalada sheegayna in   talaabo shirciga waafaqsan laga qaadi doono

Howlahan nadaafadeed ee maanta laga sameeyay magaalada jowhar ayaa waxa ay ku soo aadayaan  xili magaalada jowhar qaar kamid ah xaafada ay kajirto nadaafad daro baahsan

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post