627 Views

Warsaxaafadeed ay so saareen Golaha Midowga musharraxiinta oo ay ugu jawaabeen Farmaajo

Warsaxaafadeed ay so saareen Golaha Midowga musharraxiinta oo ay ugu jawaabeen Farmaajo
____________________________________________________________________________


Arbaco: September 8, 2021

“Goluhu waxa uu ugu baaqayaa bulshada Soomaaliyeed in ay ogaadaan in go’aannadaas ay yihiin kuwo loogu talagalay in lagu khalkhal galiyo xasiloonida iyo ammaanka aan caga badan ku taagneyn ee dalka.

saraakiisha ciidanka waxaan ugu baaqeynaa in aysan u hoggaansamin go’aannada Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday ee sharciga baalmarsan”.

Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu la-taliyaha amniga qaranka u magacaabay agaasimihii hore eee NISA Fahad Yaasiin, kadib markii ra’iisul wasaare Rooble uu shaqo ka-joojin ku sameeyey.

Sidoo kale Farmaajo ayaa dikreetadiisii wuxuu Taliyaha hey’adda NISA si KMG ah ugu u magacaabay Taliyaha Nabad Sugidda gobolka Banaadir Yaasiin Farey, halka Agaasimaha guud ee madaxtooyada uu u magacaabay Cabdisaciid Muuse Cali.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post