714 Views

Qoyska aqoonyahan Cabdiwahaab oo Kenya lagu afduubtay oo Walaac ka muujiyay

Qoyska aqoonyahan Cabdiwahaab oo Kenya lagu afduubtay oo Walaac ka muujiyay
____________________________________________________________________________


Sabti: September 11, 2021

Waxaa maalintii shanaad la la’ yahay aqoonyahan Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo markii ugu dambeysay Talaadadii lagu arkay bartamaha Nairobi.

Qoyskiisa ayaa sheegay in aysan war sugan ka helin dowladda Kenya oo ay u bandhigeen maqnaanshihiisa.

Sidoo kale Cabdicasiis Sheekh Cabdisamad oo ay walaalo yihiin ninka la la’ yahay ayaa BBC u sheegay  inay ka baaraandegayaan qaabkii ay maxkamadaha dalka ugu gudbin lahaayeen kiiska Cabdiwahab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post