1113 Views

Booliska Maraykanka oo qabtay nin watay Mindiyo iyo Maqaro ku dhex watay

Booliska Maraykanka oo qabtay nin watay  Mindiyo iyo Maqaro ku dhex watay
____________________________________________________________________________


isniin: September 13, 2021

Booliska Maraykanka ee US Capitol Police waxay gacanta ku dhigeen Nin ka soo jeeda Gobalka California, oo tiro Mindiyo iyo Maqaro ku dhex watay gaarigiisa oo uu dhigay meel ku dhow Xarumaha Dhexe ee Golaha The Democratic National Committee (DNC) ee magaalladda Washington DC.

Eedeysanaha waxaa magaciisa lagu sheegay Donald Craighead oo 44 jir ah, kana soo jeeda magaalladda Oceanside ee Gobalka California waxaa loo xiray sababo la xiriirta inuu haystay Hub sharci-daro ah.

Eedeysanaha oo ka soo jeeda Degmadda Oceanside ee Gobalka California waxa uu watay Gaari dusha furan oo noociisu ahaa Dodge Dakota pickup truck.

Booliska waxay tuhunsan yihiin in Ninkaasi ka tirsan yahay Kooxda rumeysan Sarraynta Dadka Caddaanka ee Cusuriga a uu qorsheynayey inuu geysto Weerar.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post