762 Views

Xog hayaha guud ee QM oo ku baaqay Taageero deg deg oo lala gaaro Afgaanistan.

Xog hayaha guud ee QM oo ku baaqay Taageero deg deg oo lala gaaro Afgaanistan.
____________________________________________________________________________


Talaado: September 14, 2021

Dalalka ugu dhaqaahala badan Calaamka ayaa  in kabadan 1 Billion oo Dollar ugu deeqey Shacabka wadanka Afgaanistaan oo haatan wajahaya Xaalado dhinaca Nolosha ah.

Jimciyada Quruumaha ka dhexeysa ayaa waxaa ay sheegeysaa in haatan wadanka Afgaanistaan ay kajirto Xaalad bani,aadantinimo oo aad u daran.

Xoghayaha Guud ee Qaramadamidoobey antonio Guteres ayaa Caalamka ugu baaqaya in sida ugu dhakhsiyaha badan ay u bixiyaan dhaqaalaha degdega ah ee lagu bad baadineyo  Dadka tabarta Daranee Reer Afgaanistan.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post