771 Views

Roobleoo oo la kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka

Roobleoo oo  la kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare  Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka
____________________________________________________________________________

Khamiis: : September 16, 2021

Ra’iisul Wasaaraha sommaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare ee BFS  Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Mudane Baashi Yuusuf Axmed

 iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Wararka ayaa sheegaya in kulankaan looga hadlay dardar galinta xaalada Dalka iyo arimaha doorashooyinka iyo u diyaar garowga doorashada xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi (Somaliland).

Wararka kulankaas ka soo baxaya ayaa sheegaya in la isku af gartay in sida ugu dhaqsiyaha badan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha loogu soo gudbiyo liiska musharaxiinta Aqalka Saree e Gobolada waqooyi.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post