1257 Views

Maleeshiyaad hubeysan oo goordhaw qof shacab ah ku toogtay Xarunta shirkada hormuud Xananbuure.

Maleeshiyaad hubeysan oo  goordhaw qof shacab ah ku toogtay  Xarunta shirkada hormuud Xananbuure.
____________________________________________________________________________

Sabti: September 18, 2021

 Maleeshiyaad hubeysan ayaa goordhaw qof shacab ah waxay ku toogeen afafka hore ee Xarunta shirkada hormuud ee Deegaanka Xananbuure.

Marxuumka la dilay magaciisa waxaa lagu sheegay Cabdixamiid Daahir aadan oo kamid ahaa dadka sida weyn looga yaqaano deegaanka.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in koxda dlka geysatay ay ka soo jeedaan magaalada Cadaado, waxa uuna dilkan salka ku hayaa aanooyin qabiil oo muddooyinkii dambe halkaas ka taagnayd.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post