Jarmalka oo gacanta ku dhigay afar ruux oo weeraro ka fulin rabay magaalada Sunagog ee dalkaasi Posted on September 18, 2021 by QOL Contributor | Sabti: September 18, 2021 Booliiska dalka Jarmalka ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo eedeysan in ay weeraro ka fulin rabeen magaalada Sunagog ee…Read more »
Muddaharaad xooggan oo rabshado wata xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Posted on September 18, 2021 by QOL Contributor | Sabti: September 18, 2021 Muddaharaad xooggan oo rabshado wata ayaa xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dadweynaha degmada Laascaanood oo ka…Read more »
Dalka Faransiiska oo kala baxay danjireyaashii u fadhiyay waddamada Australia iyo Mareykanka Posted on September 18, 2021 by QOL Contributor | Sabti: September 18, 2021 Faransiiska ayaa qaaday tallaabo aan horey loo arag oo ah in uu u yeertay danjireyaashii u fadhiyay waddamada Australia iyo…Read more »
Dowlada Mareykanka oo qirtay in dad aan waxba galabsan uu ku laayay Kabuul Posted on September 18, 2021 by QOL Contributor | Sabti: September 18, 2021 Mareykanka ayaa haatan qirtay in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday magaalada Kaabuul ee dalka Afqaanistaan maalmo uun ka…Read more »
Mareykanka oo ugu baaqday Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble inay deg deg u xaliyaan khilaafka Posted on September 18, 2021 by QOL Contributor | Sabti: September 18, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble inay deg deg u xaliyaan khilaafka iyo loolanka awoodeed…Read more »