1026 Views

Wasiirka Difaaca oo ka qeyb galay kulan uu Raisal wasaare Rooble la yeeshay safiirada Uk Somaliya

Wasiirka Difaaca  oo ka qeyb galay kulan uu Raisal wasaare Rooble la yeeshay safiirada Uk Somaliya
____________________________________________________________________________


Talaado: September 21, 202

Wasiirka Cusub ee Ammniga Qaranka C/llaahi Nuure ayaa ka Qeyb galay kulankii ugu horeeyay oo uu goob joog ka ahaa Raisal Wasaaraha Somaliya Marka laga Reebo kulanka Golaha Wasiirada Somaliya.

Kulankaan oo uu ka qeyb galay wasiirka Difaaca ayaa waxa uu raisal wasaare Rooble kula kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya u qaabilsan.

Sidoo kale kulanka uu ka qeyb galay wasiirka Difaaca C/llaahi Nuure ayaa waxay cadayn u tahay Cudud muujin Raisal Wasaare Rooble, maadaama taageerayaasha Nabad iyo Nolol ama CBB ay aad u dhaliileen magacaabista wasiirka Cusub ee Difaaca C/llaahi Nuure.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post