1398 Views

Qof naftiis hallige ah oo goor dhawayd isku Qarxiyey inta u dhaxaysa Villa Baydhaba iyo Isbitaalka Madiina

Qof naftiis hallige ah oo goor dhawayd isku  Qarxiyey inta u dhaxaysa Villa Baydhaba iyo Isbitaalka Madiina
____________________________________________________________________________


Jimco: September 24, 2021

Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee ispitaal Madiina iyo Villa baydhabo isku Qarxiyay qof Naftiisa hure ah.

Wararka ayaa sheegaya in Qof naftiis hallige ah uu isku Qarxiyey inta u dhaxaysa Villa Baydhaba iyo Isbitaalka Madiina ee Muqdisho.mana jiraan ilaa iyo haatan wax qasaare ah oo laga soo sheegayo goobta.

Warar  hor dhac ah ayaa sheegaya in uu Qarax ka dhacay meel aan ka fogayn aag uu dagan yahay  Taliyaha qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post