663 Views

Ururka dhalinyarada is xil qaan oo olale nadaa fadeed kabilaabeen suuqa qudaarta lagu iibiyo iyo qeeybo ka mid ah xafadaasi Buundaweyn.

Ururka dhalinyarada is xil qaan oo  olale nadaa fadeed kabilaabeen suuqa qudaarta lagu iibiyo iyo qeeybo ka mid ah xafadaasi Buundaweyn.
____________________________________________________________________________


September 24, 2021

Ururka dhalinyarada is xil qaan oo ah urur ay kumideysan yihiin Dhalinyarada kudhaqan afarta xaafadood ee magalada baladweyn ayaa maanta oo jimca ah waxa ay olale nadaa fadeed kabilaabeen suuqa qudaarta lagu iibiyo iyo qeeybo ka mid ah xafadaasi Buundaweyn.

Dhalinta oo isugu jira gabdho iyo wiilalal waxa ay maalinkasto oo jimcaha olalahan kasameeyaan suuqayada iyo xafadaha degmada baladweyn ay kakooban tahay Maadaama baladweyn ay isku diyaarineeyso doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka somaliya

Agabka ay ku shaqeeyaan ayay dhalinyaadu ay sheegeen inay kusoo iibiyeen lacago ay iska soo aruuriyaan si ay usii wadaan howlaha bilic kusoo cilinta magalada.

Olaha nadaafeed waxaa iyana qeyb ka hayd dadka ku dhaqan Xaafada Buundo weyn ku waas bogaadiyay dhalinyarada is abaabulay.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post