1113 Views

Banaanbax ka dhacay degaano kuyaal Waqooyiga Itoobiya

Banaanbax ka dhacay degaano kuyaal Waqooyiga Itoobiya
____________________________________________________________________________

Muqdisho|QOL|October 1, 2021–Boqolaal Ruux Shacab ah oo kunool Waqooyiga dalka Itoobiya ayaa waxaa ay Maanta bananaanbax ka dhigeen Banaan  Magaalada Mekelle’ Caasimada Gobalka Tigray.

Banaan baxayaasha ayaa waxaa ay dalbanayaan in lala so gaaro Cuno iyo in Gargaar  deg deg maadaama dhibaatooyin kala duwan ay wajahayaan xilligaan.

Suuqa Magaalada Makelle ayay isugu soo baxeen Dhalinyaro badan oo Gargaar dalbanaya, kuwaas oo watay boorar ku ku vudbinayeen cabashadooda ku aadan dhibaatada bani’aadanimo ee heeysata.

Mgaalada Makelle iyo degaano badan oo kuyaal Waqooyiga Itoobiya ayaa waxaa dadka kunool saameyn ballaaran ku yeeshay dagaalada u dhaxeeya Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo kuwa Tigreega, iyada oo ay ka barakaceen Boqolaal Qoys.

Xafiiska \Qaranimo Online|Muqdisho

_____________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post