1599 Views

Goobta Ay Ka Dhaceyso Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha K/Galbeed

Goobta Ay Ka Dhaceyso Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha K/Galbeed
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 16, 2019 –Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ay ka bilaabato Xaflada lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Magalada Baydhabo ayaa Xaflada lagu qabanayaa,waxaana ku sugan Madaxweynaha Soomaaliya,Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi ka socda Dowlad goboleedyada.

 

di ka socda Dowlad goboleedyada.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment