810 Views

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socda Bangigga Adduunka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo la kulmay  wafdi ka socda Bangigga Adduunka
____________________________________________________________________________

Talaado: November 16, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, uu  qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda Gregory Kasunko.

Wararka ayaa sheegaya in Kulanka ay ka qeybgaleen Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiinta Dowladda ee wadashaqeynta la leh Bangigga Adduunka, waxaa looga hadlay dardagelinta mashaariicda Bangiga Adduunku uu ka wado Puntland.

Sidoo kale Deni ayaa ka dalbaday Bangigga Adduunka in ay maalgashi ku sameeyaan maamulka puntland

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post