549 Views

Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta
____________________________________________________________________________

Khamiis: June 9, 2022

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Kenyatta ayaa kamid ah madaxweyniyaal iyo Ra’isul wasariyaal ka qeybgalaya munaasabadda caleemo saarka madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ka socota xarunta ciidanka cirka Soomaaliya ee Afisyone.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post