906 Views

Xaalada magaalada Dhuusamareeb oo saakay dagan iyo cabsi Dagaal oo la dareemayo..

Xaalada magaalada Dhuusamareeb oo saakay dagan iyo cabsi Dagaal oo la dareemayo..
____________________________________________________________________________


Jimco: October 1, 2021

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in saakay xaaladu dagan tahay, kadib dagaal qasaare gaystay oo shalay Ciidamada Ahlusuna iyo kuwa Galmudug ku dhex maray Duleedka magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in saakay ay xaaladu ay dagan tahay, wal,ow subax Hore ay tahay, waxaana laga cabsi qabaa in mar kale uu saakay halkaas ka Qarxo dagaal.

Sidoo kale dagaalkii shalay ayaa ahaa mid aad u adag oo geestay qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post