894 Views

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhammeystiray Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhammeystiray Guddiga Doorashada Madaxweynaha
____________________________________________________________________________

Khamiis: May 5, 2022

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadam Maxamed Nuur ayaa soo dhammeystiray Xubnaha qaban qaabada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Xubnahan ayaa la shaqeyn doono kuwo kale oo ay soo magacaabeen Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka, waxaana ay iska dooran doonaan Guddoon cusub.

Ka dib, waxaa la filayaa in ay shaaciyaan Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada Madaxweynaha oo bishaan Gudaheeda ka dhaceysa Magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post