Falastiin oo ugu digtay Israa’iil in ay waxyelleeyso Masjidka Al-Aqsa Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 5, 2022 Digniin ay si wada jir ah u soo sareen Shacabka, Saraakiisha iyo ciidamada Kooxa hubeeysan ee reer Falastiiniyiinta, ayay…Read more »
Guddoomiye Cali Shacbaan oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 5, 2022 Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo xafiiskiisa Aqalka Sare kulan…Read more »
Doorasho saameyn karta kasii mid ahaanshaha Waqooyiga Ireland ee UK oo billaabatay Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 5, 2022 Doorashooyinka gobollada iyo kuwa dowladaha hoose ayaa maanta ka dhacaya dalka UK, kuwaasi oo noqon kara kuwa taariikhi u ah…Read more »
Madaxweyne Afrikaan ah oo loo haysto dil uu geystay Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 5, 2022 Mas’uuliyiinta Guinea ayaa sheegay in ay dacwad ku soo oogi doonaan madaxweynihii hore ee wadankaas Alpha Conde taas oo ku…Read more »
Oday markii meyd ahaan loo saaray gaari la ogaaday inuu nool yahay Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 5, 2022 Dowladda Shiinaha ayaa shaqada ka ceyrisay afar shaqaale ah oo ku sugan Shanghai kaddib markii bukaan waayeel ah ay isagoo…Read more »
Wadaad kirishtaan ah oo dhibaato wayn soo wajahday kadib markii uu dad u balan qaaday in uu yaqaano albaab janada geynaya Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis:? May 5, 2022 Wadaad kirishtaan ah ayaa dhibaato wayn soo wajahday kadib markii uu dad u balan qaaday in uu yaqaano albaab janada…Read more »
Aabaha aroosaddii lagu dilay Hargeysa oo baaq u diray madaxweyne Biixi Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis:? May 5, 2022 Cadullaahi Maxamed Cali oo ah aabaha dhalay Najma oo ahayd gabar arooskeedu dhawaan dhici lahaa oo askari ka tirsan booliska…Read more »
Mareykanka oo dambi ku helay haweynay maalgelinaysay Al-Shabaab. Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 5, 2022 War saxaafadeed ka soo baxay dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay in haweeney u dhalatay dalka Holland lagu helay dambi ah…Read more »
Guddiga doorashada M/weynaha oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Muqdisho Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 5, 2022 Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, xili kulanka Guddiga…Read more »
Dagaal Siyaasadeed oo Ka Dhex Qaraxay Midowga Musharixiinta iyo is Reebreeb Xoog leh oo Socda Posted on May 5, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 5, 2022 Doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka aqalka hoose iyo aqalka sare, ayaa bannaanka keentay guuldaro siyaasadeed oo soo wajahday murashaxiintii Nabad iyo Nolol.…Read more »