636 Views

Ku dhawaad 10 Qof oo ku geeriyootay diyaarad ku burburtay Dalka Talyaaniga.

Ku dhawaad 10  Qof oo ku geeriyootay diyaarad ku burburtay Dalka Talyaaniga.
____________________________________________________________________________


isniin: October 4, 2021

Degaanka Lombardia wararka laga helaayo ayaa sheegaya in diyaarad ay halkasi kuburburtay ayna 8 qof oo ilma yar kujiraan.

Magaaladan ayaa dhacda waqooyiga dalkaasi Talyaaniga.

Diyaarada oo latilmaamay in Milano.kusijeeday ayaa kudhacday dhismo weyn oo dhismo ay kusocotay mana jirin waxyeelo.soogaaray shaqaalihi dhismaha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post