681 Views

Faysal Cali Waraabe “ Muwaadiniinta Somaliland waa dadkii lixdankii Walawayntu taa ha ogaato

Faysal Cali Waraabe  “ Muwaadiniinta Somaliland waa dadkii lixdankii  Walawayntu taa ha ogaato
____________________________________________________________________________


Axad: October 10, 2021

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo caan ku ah dadka Reer Muqdisho ayaa mar kale u gafay dadka Xididka la ah eee laga masaafuriyay Magaalada laascaanood.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dadkii 1960 iyo kahor dagaana Somaliland iyo wixii ka farcamay oo kaliya ay muwaadiniin yihiin sida uu sheegayo,  dastuurka Somaliland.

Sidoo kale Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa siyaasiyiinta reer Muqdisho ku eedeeyay in raafka Laascaanood ay ka dhigteen barnaamij ay kursiga ku gaadhaan, oo siyaasadeed.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post