1251 Views

Shacabka Kenya oo ka walaacsan dib dhaca ku yimid tallaalka AstraZeneca

Shacabka Kenya oo ka walaacsan dib dhaca ku yimid  tallaalka AstraZeneca
____________________________________________________________________________

May 19 2021

Dhaqaatiirta iyo hay’adaha caafimaadka Kenya ayaa aad uga wal-walsan dib u dhac baahsan oo ku yimid qaadashada goojada labaad ee tallaalka cudurka COVID19 oo dib uga dhacday wakhtigii loogu talagalay in la siiyo dadkii horay u qaatay wajigii koowaad ee tallaalka AstraZeneca.

Arrintan ayaa walaac ku abuurtay dadkii horay u qaatay goojadii koowaad ee tallaalkan.

Sidoo kale tallaalka AstraZeneca ayaa laba bil ka hor laga qaatay inta badan Dalka Kenya, waxaana la sugayay bishaan in la bilaabo qaadashada goojada labaad ee tallaalka cudurka COVID19 oo dib uga dhacday wakhtigii loogu talagalay

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post