2382 Views

Sawiro:-Qalbi-Dhagax Oo Gaaray Magalada Kismaayo

Sawiro:-Qalbi-Dhagax Oo Gaaray Magalada Kismaayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 12, 2018 —Magalad Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta gaaray oo siweyn loogu soo dhaweeyay Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Shacabka Magalada Kismaayo ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeysy Qalbi-Dhagax,iyada oo intaasi kadib la geeyay Xarunta Madaxtooyada Jubbaland.

Qalbi-Dhagax ayaa waxaa uu maalmahaan booqasho ku marayay deegaano ka tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland,waxaana uu ku sugnaa Magalada Dhuusamareeb balse uu maanta gaaray Magalada Kismasyo.

1 2. 3 4

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment