585 Views

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakisha AMISOM oo Maanta kormeereen qaar kamid ah Xarumaha loo diyaariyay Doorshooyinka

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakisha AMISOM oo  Maanta kormeereen  qaar kamid ah Xarumaha loo diyaariyay Doorshooyinka
____________________________________________________________________________

Talaado: october 12, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Saraakisha ugu sareeysa Ciidamada AMISOM ay Maanta kormeeray qaar kamid ah Xarumaha loo diyaariyay Doorshooyinka Aqalka hoose.

Wararka ayaa sheegaya in goobaha ay kormeereen Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM ay ka mid yihiin  Howlka weyn ee ku yaalo xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan oo ay ku socdaan dib udayactir madaama sida la sheegay uu kamid yahay meelaha lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale Gudoomiyaha iyo Saraakiisha ayaa kormeeray qeeybaha kala duwan ee howlka. Si ay u xaqiijiyaan amaanka goobaha lagu wado in ay ka dhacdao Doorashada.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post