1341 Views

Soomaaliya iyoThailand oo ka wada hadlay horumarinta labada dal

Soomaaliya iyoThailand oo ka wada hadlay horumarinta labada dal
____________________________________________________________________________

Muqdisho|| QOL| October 16 2021=Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur ayaa la kulmay danjiraha Thailand ee dalka Kenya Danjire H.E. Sasirit Tangulrat.

Labada safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal oo ay ku jiraan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka iyo waxbarashada.

Safiirka labada dal ayaa sheegay in ay muhiim tahay in xoogga la saaro iskaashiga labada dal ayna muhiim u tahay xiriirka labada dal.

Sidoo kale Soomaaliya ayaa ka codsatay dalka Thailand in ay ka caawiyaan dhanka Farsamada oo muhiim u ah horumarinta dhaqaallaha dalka iyo Shaqo abuurka.



Xafiiska Wararka|Qaranimo Onlin| Muqdisho

____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post