Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Toddobaadkii tegay waxaa dunida laga xusay maalinta Cuntada Adduunka oo sanadkasta la xuso 16-ka bisha October.
Qaramada Midoobay waxay sheegtay in ugu yaraan 40% dadweynaha dunidu aanay haysan cunto ku filan oo nafaqo leh.
Sidoo kale waddamo badan ayay ka socdaan mudaharaadyo kadib markii la waayay raashinkii daruuriga ahaa, sidoo kalena waddamo ay Somaaliya ku jirto ayuu qiimaha raashinku kor u sii kacayaa.
Xafiiska Wararka|Qaranimo Onlin| Muqdisho
____________________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________