1002 Views

Madaxweyne Qoor Qoor oo Dhuusamareeb ka daah-furay hanaanka adeeg daadejinta Galmudug

Madaxweyne Qoor Qoor oo Dhuusamareeb ka daah-furay hanaanka adeeg daadejinta Galmudug
____________________________________________________________________________

Axad: November 7, 2021

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furka hanaanka adeeg daadejinta dowlad hoose degmooyinka maamulka Galmudug.

Munaasabad ay ka soo qeyb galeen wasiirro, xildhibaano, mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug, maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, ayuu madaxweyne Qoor Qoor ka daah-duray mashruucaan.

Hey’adda UNISEF ayaa maamulka Galmudug ka taageereysa hirgelinta mashruucaan daadejinta adeegyada dowladaha hoose ee degmooyinka, waxuuna muhiim u yahay adeegyada caafimaadka, dhaqaalaha iyo waxbarashada.

Barnaamijkan ayuu daahfurkiisu yimid kadib markii Galmudug ay noqotay maamulka 3-aad ee wax un hormar ah ka sameeyey daadejinta adeegyada dowladaha hoose

Xigasho

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post