1221 Views

MD Farmaajo Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Shirkii Garoowe Iyo Arrinta Galmudug

MD Farmaajo Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Shirkii Garoowe Iyo Arrinta Galmudug
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay si adag uga hadlay shirkii natiija la’aanta ku soo dhamaaday ee 6-cisho ka socday magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.

Waxa uu si gaar ah uga hadlay qodobkii khilaafka madaxda Galmudug oo miiska saarnaa hase’ahaate waxa uu tilmaamay in madaxweynaha maamulka Galmudug uu dalbadau muddo kororsi dowladdana uu sheegay in ay ku adkeysatay in laga hormariyo dib u heshiisiin arrintaasna ay ka soconweysay madaxweyne Xaaf sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in go’aankaas ay ku raaceen madaxda maamul-gobaleedyada intaas kadib wadatashi madaxweynaha Galmudug uu geliyaya arrintasna uu ku adkeystay muddo kororsi

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment