768 Views

Madaxweynaha Galmudug oo maanta qaabilay Ciidamo ka soo goostay Ahlusunna ee deegaanka Bohol

Madaxweynaha Galmudug oo maanta qaabilay Ciidamo ka soo goostay Ahlusunna ee deegaanka Bohol
____________________________________________________________________________

.


Isniin: November 8, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareb ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlaada Galmudug Qoor Qoor uu ku soo dhaweeyay halkaas Maleeshiyaad ka soo goostay Ahlusunna oo ka yimid Deegaanka Bohol.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay yihiin ku dhawaad 20 askari oo watay gaadiidka oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Sidoo kale maalmo ka hor ayay ahayd Markii Qoor Qoor uu cafis u fidiyay Sarkaal ka soo goostay halkaas oo watay gaagri CabdiBile ah oo dhashiike saaran, waxa uuna amray in loo bilaabo Mushaarkooda hubkana ay gacanta ku sii heestaan

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post