36 Views

Muxuu yahay qorshaha cusub ee Canada ee muhaajiriinta?

Muxuu yahay qorshaha cusub ee Canada ee muhaajiriinta?
____________________________________________________________________________

WASHINGTON — Dalka Canada waxa uu ka mid yahay waddamada sanadihii u danbeeyey ay ku qulqulayeen boqolaal qof oo isugu jira tahriibayaal iyo magangaliyo doon, kuwaasi oo in badan oo ka mid ah ay ka gudbaan xuduuda uu dalkaasi la wadaago dalka Maraykanka.

Dawlada ayaa qorshaynaysa hindise tilmaamaya in xabsiyada dalkaasi lagu hayn karo dadka la tuhmo inay halis ku yihiin amaanka.

Cabdixakin Shirwac ayaa warbixintan ku eegaya qorshahaasi cusub iyo saamaynta uu yeelan karo hadii uu dhaqan galo.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post