1248 Views

SAWIRO: RW Kheyre Oo lagu wareejiyay Gaadiid dagaal

SAWIRO: RW Kheyre Oo lagu wareejiyay Gaadiid dagaal
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Juun 29, 2019Odayaasha dhaqanka degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa ku wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya gaadiid dagaal iyo Maleeshiyaad hubeysan oo degaanka ku sugnaa Sanadyadii ugu dambeeyay.

Maleeshiyaadkaan hubeysan ayaa dagaal kula jiray Ciidanka Ahlusunna oo ay sheegeen in ay dhowr jeer degaanka ay soo wareereen,islamarkaana ay ku laayeen dad Shacab ah.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in dhalinyaradda degaanka ah dhaqancelin loo sameyn doono,islamarkaana ay qeyb ka noqon doonaan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, islamarkaana sidoo kale dowladda ay la wareegi doono Ciidanka Ahlusunna ee ku sugan Dhuusamareeb

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment