582 Views

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Xariga ka jaraya Safarada Soomaaliya ee uganda

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Xariga ka jaraya Safarada Soomaaliya ee uganda
____________________________________________________________________________

Talaado: AUGUST 9, 2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa xariga ka jari doona safaaradda Soo.aaliya ay ku leedahay dalka Uganda.

Xarunta safaaradda waxaa ka socota qaban qaabada xarig ka jarka.

Labada Madaxweyne ayaa dhiirrigeliyey qabasoomidda Kulanka Koowaad ee Xubnaha Joogtada ah ee Guddiga Isku dhafka labada dal (JPC), kaas oo u xil-saaran kobcinta iskaashiga diboomaasiyadda iyo siyaasadda, wadashaqeynta dhanka amniga iyo ganacsiga, iyagoo soo dhaweeyey saxiixa heshiisyada Is-afgarad ee Kampala ay ku kala saxiixdeen Wasiirrada Xukuumadda Feedraalka Soomaaliya ee booqashadan ku weheliya Madaxweynaha iyo dhiggooda dalka Uganda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post