1275 Views

War deg deg ah : Isgoyska Sayidka oo ay la wareegeen Ciidamo uu wato Taliyihii Hore ee Ciidanka Danab

War deg deg ah : Isgoyska Sayidka oo ay la wareegeen Ciidamo uu wato Taliyihii Hore ee Ciidanka Danab
____________________________________________________________________________

April 25-2021

Waxaa goor dhawayd   barta Kontarool ee laga ilaaliyo Madaxtooyada ee isgoyska Sayidka ka bilaawday rasaas aan la ogayn waxa ay tahay.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal kooban uu ka dhacay isgoyska sayidka, waxaana la sheegay in ay halkaas la wareegeen Ciidamo kale oo aan la ogayn waxa ay yihiin.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ciidamadaas uu wato Taliyihii Hore ee Ciidanka Danab oo uu xiri jiray farmaajo

La soco wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post