1989 Views

Sawiro:-Madaxweyne Lafta -gareen Oo Goordhow Gaaray Baydhabo

Sawiro:-Madaxweyne Lafta -gareen  Oo Goordhow  Gaaray Baydhabo
____________________________________________________________________________

Byadhabo | QOL | February 10, 2019 –Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdi C/Casiis Xasan Mohamed Lafta -gareen iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Maanta galinkii Dembe dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo,

waxana Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud Ee Magaalada Baydhabo , ku soo dhaweyay Mas’uuliyiin ugu horeeyo ,

Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye ,wasiiro Xildhibaan ,Odayaasha dhaqanka kgs Siyaasiyiin iyo Ururrada bulshada ra’idka Ee Magaalada Baydhabo.

intaasi ka dib Madaxweynaha aya ka warbixiyay Safarkii ugu maqana Magaalada Muqdisho ,waxana uu sheegey in Kulumo Kala Duwan uu la qaatey Madaxda Dowladda Soomaaliya ugu Horeeyo ,

Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdillahi Farmaajo, waxana uu sheegey in uu kala hadley sidii loo furi lahaa waddoyinka deeganada kgs oo ay godoomiyeen kooxda Maleeshiyada Al-shabab Dowldda soomaaliya ay balan qaadey sidii gacan ugu siin lehed Dowlad goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Baydhabo 

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment