603 Views

Ergayga Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay oo isaga baxay shirkii Golaha Ammaanka

Ergayga Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay oo  isaga baxay shirkii Golaha Ammaanka
____________________________________________________________________________

Talaado: June 7, 2022

Ergayga Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa isaga baxay shirkii Golaha Ammaanka kaddib markii madaxweynaha Golaha Midowga Yurub – Charles Michel – uu Moscow ku eedeeyay in si ulakac ah u kicisay sicirka cuntada adduunka, kaddib duullaankii ay ku qaadday waddanka Ukraine.

Mr. Michel ayaa shirka ka dhacayay New York waxa uu ka sheegay in Ruushka uu saadka cuntada u adeegsanayo waxa uu ku tilmaamay “gantaal qarsoodi ah” oo uu u adeegsanayo dalalka soo koraya.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post