1254 Views

Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha

Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha
____________________________________________________________________________

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka mudug oo ay  Saamaysay abaarta daran, taas oo ku dhufatay qaybo Ka mida goboladda Dalka Soomaaliya
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa Gurmadkii ugu horeeyay oo Biyo dhaamin ah ka bilaabay Gobolka mudug.

Dowladda Federaalka iyo Hay’adaha samafalka ayaa ka walaacsan abaaraha sida xowliga ah uga sii daraya ee dalka ka jira, saadaasha cimilada waxay muujineysaa in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay in uu baaqdo xilli roobaadkii afaraad oo xiriir ah taas oo xaalad halis ah keeni karto marka la gaaro April 2022.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post