552 Views

Madaxweynaha Galmudug oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay doorashooyinka

Madaxweynaha Galmudug oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay doorashooyinka
____________________________________________________________________________



isniin: November 22, 2021

 Dowladda Canada ayaa war kasoo saartay qarixii is- Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa wada-hadallo dhanka Khadka Internetka ee Aalada Zoomka waxaa uu kula yeeshay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Wakiillo ka socda Qaramada Midoobay, UK, USA iyo Midowga Yurub kala hadlay arrimo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka amniga, qoondada haweenka iyo taageerada miisaaniyada.

” Waxaan u xaqiijinnay inaan soo gebagebeyneyno doorashada ka hor dhammaadka 2021-ka ayuu yiri” Madaxweynaha Galmudug.

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxaa ay wadaan dadaalo ku aadan sidii Madaxda Soomaalida ay sanadkaan 2021 u soo geba-gabeyn lahaayeen doorashada Soomaaliya.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post