822 Views

Nairobi iyo Hargaysa oo yeelanaya madal isku xiraysa labada baarlamaan

Nairobi  iyo Hargaysa  oo yeelanaya madal isku xiraysa labada baarlamaan
____________________________________________________________________________

June 13 2021

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, lagu daahfuray madal isku xiraysa labada baarlamaan ee Kenya iyo kan jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. Waxaana ka qayb galay madax ka socota labada dhinac.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa billo kaddib markii bishii December ee sandkii hore, Somaliland iyo Kenya ay saxiixdeen heshiis ka koobnaa dhawr qodob oo dhaqan gelayey bishii March, illaa iyo haddase aanay waxba ka hirgelin.

Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Somaliland Liibaan Yuusuf Gaax-nuug oo ka mid ahaa masuliyiintii ka qaybgalay kulan ayaa inooga warramay bal waxa uu ku saabsanaa iyo ujeediyinkii laga lahaa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post