1311 Views

SAWIRO: Guddoonka Labada Aqal oo kulan yeeshay

SAWIRO: Guddoonka Labada Aqal oo kulan yeeshay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October16–2019 —Kulanka waxaa goob joog ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi xaashi cabdullaahi Guddoomiye kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Aqalka Sare iyo sidoo kale xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka ee baarlamaanka.

 

Xubnaha Guddiga ayaa guddoonka baarlamaanka usoo gudbiyay warbixin dhameystiran oo ku saabsan dib u eegista dastuurka dalka iyo habraacii lagu ansixin lahaa.

 

Xildhibaan Burhaan Aadan Cumar oo ka mid ah xubnaha Guddiga oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in Sidoo kale waxyaabaha Kulanka looga hadlay ay ka mid ahaayeen labada golaha gole ee baarlamaanka ay yeeshaan kulan wadajir ah.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment