654 Views

Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga hop104 ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug oo sheegay in loo diiday warqadihii

Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga hop104 ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug oo  sheegay in loo diiday warqadihii
____________________________________________________________________________


Isniin: November 22, 2021

Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga hop104 ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa goordhaw sheegay in loo diiday warqadihii

dambi la’aanta iyo tan diiwaan galinta ee gudigga doorashooyinku siiyay qaar ka mid ah musharaxiinta kale.

musharaxiintan ayaa ku eedeeyay gudigga doorashooyinka Galmudug in uu is hortaag ku sameeyay xuquuqdii dastuuriga aheyd ee ay ugu tartami lahaayeen kursiga Hop104.

Doorashada Galmudug waxaa laga Muujinaayay saluug farabadan waxaana Madaxweyne Axmed Qoor Qoor lagu Eedeeyay inuu boobayo Kuraasta taala Galmudug ee Golaha shacabka JFS.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post