870 Views

Mareykanka oo sheegay in daraasado socday muddo bilo ah kadib ay wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon

Mareykanka oo  sheegay in daraasado socday muddo bilo ah kadib ay wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon
____________________________________________________________________________

Talaado: November 30, 2021

 
Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in daraasado socday muddo bilo ah kadib ay wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ku go’aansatay in aan isbedel weyn oo degdeg ah loo baahnayn in lagu sameeyo meelaynta caalamiga ah ee ciidamada Maraykanka.

Hase ahaatee, ay si dheeraad ah u lafaguri doonto baahida ciidan ama xoog ee Bariga Dhexe ayna samayn doonto hagaajinta Aasiya iyo Baasifigga.

Sidoo kale Somaliya ayaa lagu wadaa in ay geeyaan Ciidamo dheeraad ah, maadaama maamulkii Trum ay ka qaadeen Ciidamo badan Somaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post