711 Views

Dowladda Britten oo sheegtay in ay uga digeys muwaadiniintedi inay u safraan dalka Afgaanistan

Dowladda Britten oo sheegtay in ay uga digeys muwaadiniintedi inay u safraan dalka Afgaanistan
____________________________________________________________________________

.

Khamiis: August 26, 2021

Dowladda Britten ayaa sheegtay in ay uga digeys muwaadiniintedi inay u safraan dalka Afgaanistan waxaana lasoo sheegayaa inay jiri karto weraro argagexiso oo kadhaca dalkaasi.

Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay inay suurta gal tahay inta ay socdaan daabulista dadka ajaaniibta ah ee kabxaya garoonka Kabul in kooxaha argagaxisada ay weeraraan garoonkaasi.

Britten ayaa shalay oo arbaca ahayd dalkaasi ka amba bixisay ilaa 1200 muwaadiniin ah maadama laga baqdin qabo xalada dalkaasi kadib la wareegistii kooxda Daliban.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post