723 Views

Wasaaradda Waxbarashada oo furtay kulanka Ansaxinta Siyaasada Qaran ee Quudinta dugsiyada

Wasaaradda Waxbarashada oo furtay kulanka Ansaxinta Siyaasada Qaran ee Quudinta dugsiyada
____________________________________________________________________________

Isniin: December 6, 2021

Agaasimaha Tacliinta Sare, ahna kusimaha agaasimaha guud ee Wasaarada Hiddaha Tacliinta Sare Dowlada Federaalka ee Sooomaaliya Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa furay kulanka ansaxinta Siyaasadda Qaran ee Quudinta Dugsiyada.

Kulankaan ayaa waxaa  kasoo qeyb galay Wasaaradda Caafimaadka, Hay’adaha taakuleyo waxbarashada, iyo Hey’adda Caalamiga ah ee Cuntada Aduunka (WFP), Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Waxbarashada Hirshabeelle, koofur-galbeed iyo Agaasime waaxedyo ka-kala socday Maamulada Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir,

Sidoo kale Kulanka ayaa kuso dhammaaday jawi xasiloon waxaana ugu danbeyntii si buuxda loo ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Quudinta Dugsiyada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post