681 Views

Ciidamada Qalabka sida oo dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo ka wadaan degaano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Ciidamada Qalabka sida oo  dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo ka wadaan degaano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.
____________________________________________________________________________


Talaado: December 14, 2021

Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo isugu jira Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo ka wadaan degaano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Dhaq dhaqaaqyadaan ayaa ka dambeeyay kadib markii shalay Barqadii ay Al-Shabaab la wareegeen degmada Matabaan walow markii dambe isaga baxeen.

A

Ciidamada dowladda ayaa isku fidiyay degaano hoostaga degmada Matabaan, halka Al-Shabaab dhankooda ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadaan degaannada Bacda iyo dhisiqa oo fariisin ay ka sameysteen.

Guddoomiyaha degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay siweyn u xaqiijinayaan Amniga guud ee degmada Matabaan iyo degaannada hoostaga, isla markaana ay ka saari doonaan dhamaan degaannada ay kaga s7gan yihiin Gobolka Hiiraan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post