1068 Views

Ciidamada Psf-ta oo la wareegay madaxtooyada Boosaaso.

Ciidamada Psf-ta oo la wareegay madaxtooyada Boosaaso.
____________________________________________________________________________


Talaado: December 21, 2021

Dagaal saacaado qaatay kadib waxaa Ciidanka gaarka ah ee PSF usuura gashay  in  ay la waregay Xaruntii Madaxtooyada Bosaaso iyo xarumo kale oo ay horay ugu sugnayeen Ciidanka Dowlada Puntland sisoo kalana waxa ay soo bandhigeen gawaari ay shegeen in ay Dagaalka kula waregeen.

Saka ayaa mar qura lagu soo waabariistay saan-saan colaadeed oo ka tagan magaalada boosaaso waxaana ugu danbeeyntii Dagaal xoogan dhex maray ciidamo ka wadda tir an maamulka putland.

Inkastoo wali lamaqlayo Rasaas teel-teel ah oo dhaceeysa hadana xaladda ayaa sidii hore ka  Degan, waxaana inta badan Bara kacay Dadkii deganaa Boosaaso.

Geesta kale waxaa Dhaawac xoogan soo Garay taliyaha madaxtooyada bosaaso isagoona  ku dhaawacmay Dagaalkii saak  ka dhacay magaalada boosaaso, waxaana  lasoo warinayaa  in dhawaciisa uu yahay mid aad

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post